Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Midowga Ardeyda Machadka Al-Qamar Educational Academy ayaa isku Xilqaamey Barnaamij wacyigelin ah oo laga fulinaayo Kaamamka Magaalada Baydhabo kaas oo lagaga Wacyigelinayo ilaalinta Nadaafada Deegaanka iyo Caruurta si loogu hortago Cudurada ka dhasha Wasaqda.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi