Tababar ku saabsan Doorka Haweenka ka qeyb galka Siyaasada Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
13

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Horumarinta xuquuqul Insaanka KG Marwo Shamso Mohamed Yarow ayaa daah-furtay tababar ku saabsan Taageerida u doodista Haweenka iyo doorkooda Siyaasada iyo Amniga si ay qeyb uga noqdaan Horumarka Bulshada.

Tababarkan ayaa loo qabtay Odayaasha Dhaqanka,Ururada Bulshada Rayidka Culimada iyo Ururada Haweenka Waxaana Tababarka inta uu socdey la isku dhaafsadey afkaaro ku aadan sidii Haweenka awood loo siin lahaa.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here