Mashaariic Horumarineed Laga hirgeliyey Degmada Boorama Oo Xariga laga jarey

0
39

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Somaliland ayaa dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Boorama sidoo kalena Xariga ka jaray waddo weyn oo laga hirgeliyey bartamaha Suuqa Boorama.

Munaasibad Kooban oo loo qabtay dhagax-dhigga dhismaha Garoonka Boorama waxaa halkaasi laga jeediyey hadallo ku aadan sida Xukuumada uga go’an tahay taabbogelinta dhammaanba waxyaabihii Bulshada Loo balanqaaday

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here