Maamulka Gobolka Baay OO Wada dib-uheshiisiinta Bulshada.

0
71

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Gobolka baay ayaa wado dedaalo looga arinsanaayo Sidii Looga wada shaqeyn lahaa Hananka lagu Nabadeynaayo Bulshada Degaanada Konfur Galbeed ee soomaliya Loona Hormarin lahaa Sidii Qeybaha kala duwan ee Bulshada uga wada heli Lahaayeen Adeegyada Bulshada ee aan qaar ka mid ah degaanada gaar aan ka jirin.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here