Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Boorama ayaa waxaa ka socda Dhismaha Wadooyin Laami ah oo Loogu tala galay in la fududeeyo isku socodka dadka iyo Gaadiidka oo markii hore dhibaata lagu qabtey maristeeda maadam ay ka jirtey Burbur xoogan
Dhismaha Wadadan ayaa waxaa Fulinaya Maamulka Degmada Boorama oo dhaqaala ka helaya Bulshada iyo Hey’adaha Caalamiga ah taasoo Muhiimadu ay tahay in kor loo qaado dhaqaalaha Deegaanka maadama Wadooyinka ay door weyn ku leeyihiin.
Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady