Shirka isku Xirka Arimaha Xalka waara Oo Baydhabo ka Furmey

0
20

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirka isku xirka ee ku saabsanaa Arimaha xalka waara, kaas oo ay soo Agaasintay Wasaaradda Qorsheynta Waaxda Xalka Waara ayaa Waxaa furey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta KG Mohamed Nuur Abdi oo uu Wehliyo Agaasimaha Guud Wasaaradda.

Ka qayb-galayaasha shirka oo isugu jiray Hay’addaha Samafalka, iyo Hay’addaha Dowliga ah ee ka shaqeeya Arimaha xalka waara ayaa inta uu socdo diiradda ku saari doonaa Arimaha xalka waara.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here