Barakacayaasha ku nool Kismaayo Oo dalbadey in la Caawiyo

0
65

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Kaamamka Barakacayaasha ee ku yaala Magaalada Kismaayo ayaa dadka ku nool Waxay Xiligaan ay wajahayaan Xaalado Bani’aadanimo ee ay Saameyn Ku yeelatey ayaga iyo Caruurtooda,Bisha Barakeysan ee Ramadaankana ay ka dhimantahay Maaalmo Kooban.

Baahiyaha uga Badan ee ay qaban dadkan ayaa waxey ku tilmaameen Biyo yari Raashin La’aan Musqul Xumo Xaruumo Caafimaad iyo Goobo Waxbarasho oo ay Carurtooda Geeyaan aysan heysan

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here