Wacyigelin Ku Saabsan Tallaalka ka Hortaga oof Wareenka iyo Shubanka Oo Laga Bilaabay Baydhabo.

0
16

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu daah-furey Barnaamijka Wacyi-Gelinta ku aadan Tallaalka ka Hortaga oof Wareenka iyo Shubanka ee Dhowaan laga Bilaabi doono Guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed.

Kulanka uu Daag-furay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dr Hussein Mohamed Daahir ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Bahda Caafimaadka iyo Qeybaha Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here