Olole isxilqaan Lagu dhisayo Wadooyinka Oo ka bilowday Degmada Marka.

0
13

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha degmada Marka oo kormeerey Ololaha isxilqaan oo ka socdo xaafada ah magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose

isxilqaanka oo ah mid lagu habaynay wadooyiinkan oo ah mid aad u burbur saneyd oo isticmaal keeda ay dhibaatooyin kala duwan ku qabeen gaadiidka iyo bulshada ayaa waxaa fuliya qeyba kala duwan bulushada magaalada marko.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here