Tartanka Kubada Cagta Is dhaxgalka Nabada Oo lagu soo gabagabeeyey Xudur.

0
48

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Koobkaaan oo looga Magacdarey Ishdhaxgala bulshad iyo Nabada ee Lagu qabtey Garoonka Dr waaberi ee magalada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ayaa ah mid lagu martagelinaaya Labada Naadi oo kala ah Al-ahli iyo dhigooda ACF waxaa goobta daawashadeeda goob joog ka ahaa Maamulka degmada Xudur Bahada Ciyaaraha iyo Guud ahaa qeybaha Kala Duwan ee Bulshada Degmada.

Waxaana Ciyaarta oo qaadatey sacado ay guusha raacadey kooxda ACD Halka ay ka badiyeen dhigooda A-ahli oo aheyd mid guusha barneyd waxaan dareen kala duwan ku daawaneeyey taagyeeriyaasha Kooxooyinka dhaxmartey Ciyaarta adag ayigoona guuleystiyaasha la gudoonssiyey koobkii u dhaxeyey labada Kooxood.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here