Bulshada Deegaanada Koonfurta Mudug Oo Biya dhaamin Loo Sameeyey

0
53

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xili ay inta badan gobolka mudug ay ka taagan yihin Abaaro saameyn ku Yeeshey dad iyo duunya biyo la.aan iyo xaalado adag oo ay la dhiban yihin bulshada inteeda badan ayaa waxaa is soo taraaya qeyla dhaano kala duwan ee ka soo yeeraaya degaano hoos taga degmada bacaad weyn ee konfurta Gobolka Mudug.

Waxaana degaanada uga daran ee ka jira biyo la.aanta iyo abaarta ay yihin Baraag Ciise laba Eel Jiri beere Laaska caanoy dhinbila Xariir beere iyo Kuwa keloo fara badan taasina waxaa u sii dheer isgaarsiin la, aan ayna muhiim u tahay in ay helaan gar gaar Deg dag ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here