Kulan Looga hadlay Bilaabida Canshuurta Dhulalka Oo ka dhacay Baydhabo

0
42

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo lagu oo Saaray Bilaabida Canshuurta Dhulalka si loo Hormariyo Dhaqaalaha Dowladd-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee lagu qabtay Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qeyb-galay Madaxda Nootaayooyinka ku yaala Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Koonfur Galbeed oo ay Wehliyaan Wasiirka Cadaalada iyo Arimaha Garsoorka Koonfur Galbeed, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo iyo Saraakiisha Ciidanka Booliska Gobolka kan Degmada ayaa Goob joog ahaa Kulanka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here