Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qaar kamid ah Agaasime Waaxeedyadda Wasaaradaha kala duwan ee Somaliland ayaa waxaa Wasaaradda Isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda Somaliland u furtay tababar ku saabsan ilaalinta Xogaha Wasaaradaha.
Furitaanka Tababarka ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda Somaliland, iyo Agaasimaha Waaxda IT-ga ee Wasaaradda.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday