Macalimiinta Dugsiga Nuuradiin Oo Abaalmarino Lagu gudoonsiiyey Hargeysa.

0
42

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Iskuulka Nuuradiin ayaa qabtey Xaflad lagu abaalmarinaayey Maclimiinta Iskuulka Sanad dugsiyeedka 2023-2024 taasi oo ay ka qeybgaleen Masuuliyiinta Maamulka Soomaaliland iyo bahda waxbarashada Hargeysa

Maamulaha iskuulka hoose dhexe ee Nuuradiin Siciid Xuseen carab ayaa ugu horeyn hadal ka jeediyey munaasabada lagu abaalmarinaayey qaar ka mid ah Maclimiinta Iskuulka sanadkaan.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here