Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Jubbaland oo deeq biyo-dhaamin ah Gaarsiiyay deegaanka Xamararay ee hoose tagato magaalada Kismaayo madaam biyo yaaraa ka jirto isla markaan ay ku nool yihiin dad u badaan xoolo dhaqto iyo beeraleyda xilgan soo food saartay biyo yari kaddib marka inta badan ay gureen ceelashii biya ay ka cabi jireen dadka iyo duunyada maadaam lagu gudi jaro jiilaal ah
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi