Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ku dhowaad 500 oo Ardey oo iskugu jira wiilaal iyo Gabdho oo bartey Cilmiga Caafimaadka ayaa xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinaayey loogu qabtey Baydhabo.
Xaflada waxaa ka qeybgaley Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed , Dhaqaatiir , waalidiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Baydhabo.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani