Deegaanka Boonkaay Oo Laga Hirgeliyey Ceelbiyood.

0
37

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ceelal Biyood Horleh oo laga Hirgeliyay Deegaanka Boonkey ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa kormeeray Wefdi uu hor kacaayey Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Koonfur Galbeed Iman Ali Abdi.

Kormeerkan waxaa Wasiirka ku wehlinayey Madax sare oo ka soctey Hay’ada UNICEF oo ay Maal galineysa Mashruucan biyo galin toos ah looga sameeyay qeybo kamid ah kaamamka dadka soo Barakacay ee ku nool Deegaanka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here