Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka wasaaradda Amniga Gudaha DKGS iyo wasiirka Wasaaradda Cadaalada oo qayb ka ahaa Ururka DEDO ayaa maanta dhir beeris ku sameeyey xaruunta cusub ee wasaaradaha Amniga iyo cadaalada Waxa ay si wada jir ah ula wareegi doonaan saddexda boqol ee geed, waxaana ururku uu gaadhsiiya xarumaha labada wasaaradood.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi