Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo waxaa ka socda Mashaaariic hormarineed oo ay ka mid yihiin dhismaha iyo dayactirka lagu wado Garoonka Diyaaradaha Degmadaasi iyo dhismooyin cusub oo lagu sameynaayo jidadka
Bulshada degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo oo bogaadiyay mashaariicda horumarineed ee ka socota degmadaasi waxaana ay sheegeen in ay maamulka kala qeybqaadan doonaan dhismayaashaasi
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani