Man City Oo Dhaawac Ku Wayday Xiddiga Muhiim Ah Ka Hor Kulanka Real Madrid

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Manchester City iyo Real Madrid ayaa ku kulmi doona tartanka champions league lugta 1-aad ee is reeb-reebka.

Man City ayaa Marti galinaysa kooxda Real Madrid kulanka muhiim u ah kooxda Pep Guardiola.

Labada kooxood ayaa ku kulmaya xilli ciyaareedkii afaraad oo xiriir ah tartanka iyada oo xafiiltanka curdinka ah uu sii xoogaysanayo oo u dhexeeya Pep Guardiola iyo Carlo Ancelotti.

Xiddiga khadka dhexe ee cusub kooxda Nico Gonzalez ayaa dhaawac ku sheegaya kulanka.

Nico Gonzalez ayaa ku Dhaawacmay kulankii ugu dambeeyay ee uu u ciyaaray kooxdiisa.

Warkan ayaa dhirbaaxo ku ah Man City markan la eego in ay kooxdu u baahantahay xiddiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here