Bulshada Degmada Afgooye Oo Loogu baaqey Ilaalinta Nabada

0
11

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Goobaha Ganacsi ee Degmada Afgooye  ayaa waxaa Kormeer Amni Xaqiijin ah Ku tagay Gudoomiyaha Degmada Afgooye ahna Duqa Magalaada oo ay Wehliyaan Kuxigeenadiisa, Taliyaasha Boliiska iyo Nabad-Sugida.

Mahdi Ahmed Hasan Gudoomiye ku xigeenka Amniga Maamulka Degmada Afgooye oo ka hadlay Kormeerka ayaa waxaa Bulshada ugu Baaqey in ya ka shaqeeyaan Nabed galyada.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here