Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degaanka Gobweyn oo Magaalada kismaayo u jirto 15 km dhinaca waqooyi, ayaa waxaa Wasiirka Wasaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta jubaland ka Daah-furey Mashruuca Biyo Xireenka Degaanka.
Wasiirka oo degaanka ku gaarey Safar ay ku wehlinaayeen Wasiiro kale, Agaasimiyaal, Howl-wadeeno ka tirsan Wasaaradda Howlaha Guud iyo Masuuliyiin Hay’adda Jiz ayaa ujeedkoodu ahaa Dhagax dhiga Mashruuca.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday