Dood ku saabsan Siyaasada Dhulka Oo lagu qabtey Baydhabo.

0
35

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka wasaarada Howlaha guud Dahir Abdi Abdullahi Dr Go ayaa daahfuray Dood Wadaag ku saabsan Siyaasadaha dhulka ee KGS kaasoo socon doona Mudo Laba maalmood ah

Dooda intay socoto waxaa lagu ansixin doona Warbixin wasaarada ay kasoo diyaarada Xaaladaha siyaasadaha dhulka ee Dowladda KGS

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here