Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa Markale Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo dib uga qarxay dagaal u dhexeeya Beelo halkasi wada degan kuwaas dhowr jeer oo kale ku dagaalamay dib u heshiisiin la dhax dhigey balse ay guuldareysteen in la dhaqan geliyo dagaalada ayaa geystey qasaara isugu jira dhimisho iyo dhaawac dad badana ay guriyahooda ka barakeceen
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady