Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Gargaarka Bani’aadanimada oo ay diyaarisay Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Saxiixay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdıcasııs Xasan Laftagareen.
Munaasabadda Saxiixa Hindise Sharciyeedka waxaa Madaxweynaha ku wehlinayey Wasiiro, Mas’uuliyiin ka kala socday Qaramada Midoobay, Hay’addaha Caalamiga ah, iyo kuwa Maxalliga ah.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday