Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ganacasiga ayaa ah mid qeyb ka qaata jiritaanka iyo hormarinta Bulshada degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe Sanadadii uga Danbeeyey waxaa ganacasi loo aadi jirey magalada Moqdisho ee Caasimada dalka waxaana hada degmada balcad ay sameysey hormaro Kala duwan ee ganacsiga waxaana qaar ka mid ah ganacsatada Degmada ay soo kordhiyeen xaruumo fara badan ee aan horey uga jirin Degmada ayna baahiyo kala duwan e qabeen shacabka.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir