Gabar Maqalka La, Oo Muqdisho ka hirgelisay Xarun dadka Naafada wax lagu baro

0
22

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhalinyaro Maqalka Naafo ka ah ayaa heley fursad ay wax ku baran karaan ka dib marka Magaalada Muqdisho looga Hirgaliyey iskuul ay wax ku bartaan dadka maqalka Naafada ah .

Iskuulkaan ayaa waxaa hirgalilsey gabar iyada xitaa maqalka naafo ka ah oo ka timid dalka dibadiisa taasi oo aragtey baahi ay dadka iyada la mid ah u qabaan waxbarashada

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here