Tababar ku saabsan Taageerida Ololaha u qareemida Haweenka Oo Ka Furmay Baydhabo.

0
55

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waasiirka Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Dowladda Koonfur Galbeed Marwo Shamso Mohamed Yarow ayaa Magaalada Baydhabo ka daha-furtay Tababar ku saabsan Taagyeeridda Ololaha u qareemida ilaalinta Haweenka ee ka qeybgalka Siyaasadda iyo Habraaca sharci dejinta oo ay soo qaaban qaabisay Wsaaradda Haweenk Koonfur Galbeed.

Tababarkan waxaa ka qeybgalay ururadda Haweenka Odayaasha Dhaqanka culimadda iyo bulsho kale waxaana tababarka uu Noqon Donaan mid looga wada faiideyn doona guud ahaan haweenka degmooyinka dowlada gobooleedka KGS.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here