Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Amniga ee Dowlada KG oo uu wehlinaayo Wasiirka Awqaafta iyo Arimaha Diinta ayaa waxay ka qayb galeen kulan looga hadlaayey Amniga deegaanada KG Kulankaan oo ka dhacay Saldhiga Ciidanka Booliska Gobolka Baay Ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa sidoo kale ka qayb galay Saraakiisha Ciidanka Booliska Gobolka Baay iyo Kuwa Degmada
Ujeedka Shirkaan ayaa wuxuu Ku saabsanaa sidii kor loogu qaadilahaa sugida Amniga Guud ahaan Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya Gaar ahaan Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay Maadaama Amniga uu Muhiim u yahay Nolosha Bulshada
Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady