Shirweynaha 7aad Xeer ilaaliyaasha Soomaaliyeed Oo Muqdisho ka Furmey

0
11

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) 𝗦𝗵𝗶𝗿𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝟳𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗫𝗲𝗲𝗿 𝗜𝗹𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝘆𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱 ayaa ka furmey Muqdisho waxaana sanadkan diiradda lagu saarayo mowduuca muhiimka ah ee La Dagaalka Maalgelinta iyo Ilaha Dhaqaalaha Argagixisada.

Shirkan waxaa ka qeyb galaya madax sare oo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, xeer ilaaliyeyaasha heer Federal iyo heer dowlad goboleed, iyo wakiillo ka socda hay’adaha amniga.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here