Dood ku Saabsan Maamul Daadijinta Oo Lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

0
10

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu Daah-furey Dood-wadaag ku sabsan Hanaanka Maamul Daadejinta ee Dowladaha hoose ee Gobolka Bay, kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Kulanka Dood-wadaag ah ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiiro,Xildhibaano, Lataliyaal, Maamulka Gobolka Bay, kan Degmada Baydhabo iyo Bulshada Qeybaheeda kala duwan ee Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here