Dowladda Hoose Degmada Baraawe Oo soo bandhigtay Sabarlooga Guriyaha KG

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Maamulka degmada Baraawe Cumar C/llaahi Maxamed Oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegey in ay Baraawe keenee Sabarloogada Dowlada KG si loogu Adeego Bulshada si taas loo hirgeliyo ayuu Maamulka Amrey dhamaan Nootaayooyinka ka holgalaa degmada Baraawe iyo degaamada hoose yimaado inaan lakala wareegi karin Milkiyada Dhulalka iyadoo aan la heysan Sabarloogada dowalada hoose sii meesha looga saaro isqabasi dhulka

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here