Suuqa Farsamada Gacanta Magaalada Baydhabo Oo Xariga Laga jaray.

0
34

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Suuqa Farsamada ee siigaale oo dib udhis balaaran lagu sameeyay ayaa waxaa si wada jir ah Xariga uga jaray Gudoomiyaha Degmada Baydhabo iyo Madaxa Hay’ada ILO qeybta Magaalada Baydhabo.

Xarig jarka ayaa waxaa Goob joog ka ahaa Gudiga Suuqa, Gudomiyaha Xaafada isha ,Odayaasha dhaqanka, iyo Qaar kamid ah farsamayaqaanada Suuqa Sigaale ee Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here