Maamulka Degmada Bardaale Oo Hey’adaha kala hadlay Caawinta Barakacayaasha.

0
44

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Iyadoo weli dalka ka jiraan Xaalado adag oo ay wajahayaan Bulshada Beeralayda Xoola dhaqatada iyo Barakaca ku ah Magaalooyinka ayaa waxaa Degmada Bardaale Ee Gobalka Baay gaaray qaar kamid ah Hay’adaha Caalimiga ah ee ugu horeyso OCHA iyagoo u Kuur galaya Xaalada Guud ee Degmada iyo Barakacayaasha ah ee ku nool degmada si loo qiimeeyo Noloshooda

Maamulka Degmada Bardaale oo la socdey Wafdiga ayaa dadka Barakacayaasha Xog wareystey baahiyaadka ay qabaan si wax looga qabto waxyaabaha ay u baahan yihiin Maadama ay hada jiraan Biyo Yaraan Xaalado dhanka Caafimaadka iyo Cuni yaraan kadib la waayey Roobkii la sugaayey

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here