Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Aargadan ayaa Astaan u noqon doonta Magaalada Boosaaso Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha Aargada Maqaska oo si casri ah loo dhisi doono, taas oo ay dhismeheeda Maalgelinayso Shirkada Dahabshiil Gruop.
Ugu horeyn ayaa waxa dhaxa dhiga ka hadlay Guddoomiyaha Degmada Boosaaso Eng Cabdifataax Mohamed Osmaan Shanle,isagoo sheegay in ay qeyb ka qaadanayso Horumarka ka socodo Magaalada
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi