Bulshada Buur-Hakaba Oo dalbadey Dhameystirka Dhismaha Warta Degmada

0
43

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Shacabka Magaalada Buur-Hakaba ayaa waxay wadaan dadaalo si isxilqaan ah looga dayactiraayo Warta Dowlada ee Degmada oo Markii hore aheyd isha Uga Muhiimsan ee Biyaha ay ka helaayeen Bulshada, balse hada aan laheyn wax biyo ah taasina Sababtey Dayactirka.

Isxilqankani ayaa ah mid ay soo qaban qaabiyeen Ururada Haweenka iyo dhalinyarada ee ka dhisan Degmada iyadoona ay isuga yimaadeen qeybaha kala duwan ee Bulshada ayna garab ka heleen Maamulka Degmada Buur-Hakabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here