Kulan Su’aalo Lagu Weydiinayay Maamulka Degmada Oo Lagu qabtey Xudur.

0
40

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo Su’aalo lagu Weydiinayey Maamulka Gudoomiyaha Degmada, Xudur iyo kan Gobolka ayaa laga qeyb-galiyey dhammaan qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Muhiimada Kulanka ayaa Is-dhexgalka Bulshada iyo daahfurnaanta Dowladda oo ay soo qaban-qaabisey Wasaaradda Arimaha Gudaha ee KG.

Bulshada ka qeyb gashay Kulanka ayaa Su’aalo kala duwan Weydiiyey Maamulka Degmada iyo kan Gobolka kuwaas oo u badnaa kuwa ka turjamaya baahidooda oo ay ugu horeeyaan Caafimaadka Waxbarashada Biyaha Amniga dhaqaalaha iyo Fursadaha shaqooyinka

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here