Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madarasada Barashada Qur’aanka kariima Al- Mudathir oo kamid ah Madaariista ku yaala Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka qalan jebiyay ku dhowaad 40 Ardeyda oo dhameysey Xifdinta Qur’aanka Kariimka.
Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb-galay Maamulka Madarasada, Culima’udiin, Macalamiin,Waalidiin, Ardeyda Madarasada, Bulshada Xaafadda iyo Marti sharaf kale.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday