Xafiisyo Cusub Laga dhisay Degmada Wanlaweyn Oo Xariga Laga Jaray.

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xaruunta Maamulka Degmada Wanlaweyn ayaa waxaa lagu kordhiyay Xafiisyo iyo Hoolal Cusub oo ka kooban qeybo kala duwan, waxaana uu Xariga ka jaray Guddomiyaha Maamulka Gobolka shabeelaha hoose.

Guddomiyaha Maamulka Gobolka shabeelaha hoose Ibraahim Aadan Ali Najax ayaa waxaa uu kormeeray Xafiisyada iyo Hoolalkan Cusub oo loo dhisay Si casri ah, kuwaas oo lagu dardar gelin doono Adeegyada Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here