Macalamiinta Baydhabo Oo Loo qabtay Tababar ku saabsan Qorshaha Cashar diyaarinta.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo ku saabsanaa Qorsheynta Diyaarinta Casharada iyo Maamulidda Fasalka ayaa waxaa loo qabtay Qaar kamid ah Macalamiinta iyo Muumulada Iskuulaadka Magaalada Baydhabo.

Waxaa tababarka iska kaa shadey Iskuulka Al-Amar Community Primary School iyo Jamacadda Ganany University ee Magaalada Baydhabo, kaas oo uu socdey Mudo Hal maalin ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here