Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sharma’arke Maxamed Kuulow, ayaa magaalada Baydhabo ku daahfuray kulan wada-tashi ah oo looga hadlaayey dhismaha Xafiiska Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaalliya, kaasoo dhawaan si rasmi ah loo bilaabi doono dhismihiisa.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi