Olole Lagu daweynayo Xoolaha Oo Laga bilaabay Deegaano ka tirsan KG.

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dowlada Koonfurgalbeed ayaa degmooyinka Baydhabo Iyo Buurhakaba ka fulisey olole daaweyn xoolaha ah. degmada Buurhakaba ayaa la gaarsiiyey 11 tuulo halka degmada Baydhabo la gaarsiiyey 15 tuulo

Muddada uu socdey olalahan daaweynta ah ayaa waxaa ka faa’ideystey dad tiradooda gaareysa 2,500 halka xoolaha la daaweeyey ay tiro ahaan kor u dhaafayaan 50,000 oo neef.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here