Agabka Tartanka Oradka Oo Lagu Wareejiyey Maamulka Degmada Arabsiyo.

0
33

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Arabsiyo ee Gobolka Gebiley Somaliland ayaa waxaa Laga daah-furey Tartanka Oradka, Kaas oo ay ka qeyb-gali doonaan Dhalinyarada kala duwan ee Degmadasi, iyadoo sidookale la gaarsiiyey agab sports.

Munaasabad lagu qabtay Xaruunta Degmadda Arabsiyo oo lagu shaacinaayey Tartanka Oradka, ayaa waxaa ka qeyb-galay Gudoomiyaha Ciyaaraha Somaliland, Gudoomiyaha Degmada, Masuuliyiin kala duwan iyo Bulshada Degmada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here