Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Soomaaliya Mudooyinkii dambe waxaa ku soo badanaayey Burburka Qoysaska oo siyaaba kala duwan loo aaneeyo ay ugu horeyso dhinaca Masruufka Guurka Labada Xaas Dayaca Carruuta ay la kulmaan taasoo Caqabad ku noqotey Koriimada Caruurta Mustaqbalkooda
Guurka ayaa ah mid Sal u ah Xasilooni Cadaalad daryeelid iyo Guud ahaan ay noqoto mid lagu dhiso Nolosha Bulshada si taasi loo helo ay Muhiim tahay in la ilaaliyo Xuquuqda Hooyada iyo Caruurteeda islamarkaana la ilaaliyo wax kasta oo keeni kara Burbur qoys.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady