Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkaan ayaa socdey mudo Kow iyo Taban Maalin kaasoo isugu jirtey Barashada Diinta iyo Wacyigelin ku aadan Akhlaaqiyaadka Wanaagsan ee looga baahan yahay Bulshada in ay iskula dhaqamaan iyo Muhiimada qofka Muslimka ah looga baahan yahay inuu ahaado qof Bulshada wanaag ku kordhiya islamarkaana lala dagaalamo Xumaanta
Inta uu Socdey Tababarka ayaa waxaa ka Faaideystey Bulshada ku Nool Magaalada Berbera oo isuga jirey dhalinyarada Ragga iyo Haweenka iyadoo Maalin iyo Haween Masaajidada loogu qabanaayey Muwduucyo kala duwan waxaana soo qaban qaabisey Jumciyadu Mujtamaca
Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady