Bulshada Degmada Dhahar Oo Loogu baaqey Bixinta Canshuurta

0
28

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka dowlada hoose ee degmada dhahar ayaa ka hadley In Guud ahaan bulshada degmada iyo degaanada hoosyimaada iyo dhamaana Qeybaha kala duwan ee Ganacasatad degmada looga baahan yahay in ay si deg deg ah u bixiyaan Canshuurta maadama ay tahay mid looga Baahanyahay si looga fuliya adeegyada bulshada ee looga baaxan yahay Maamulka dowlada hoose .

Shir jaraa,id oo uu xafiiskisa ku qabtey Xoghayaha Dawladda hoose ee degmada Dhahar ayaa sharaxaad ka bixiyey canshuur bixinta isaga oo ugu baaqay dadwaynaha reer dhahareed inay bixiyaan canshuurta si Bulshada wax loogu qabto loolana jaanqaado magaalooyinka kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here