Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkaani oo ahaa mid looga hadlaayey arimaha amaanka ee degaanada konfur galbeed ee soomaliya ayaa lagu qabtey magalada baydhabo waxaana goob joog ka ahaa qaar ka mid ah saraakiisha amaanka Gudoomiyaha gobolka baay taliyaha guud ee Ciidamada booliska Gobolka baay Iyo Marti Sharaf kale.
Ujeedka shirka ayaa ahaa mid looga hadlaayey sidii La isaga kaashan lahaa Guud ahaan sugida amaanka magalada Baydhabo Iyo in Ciidamada amaanka laga wacigeliyo in ay Waqtigooda Gelinin Dheelida Qamaarka Maandooriyaha oo ah Mid Waqti Fara Badan ka Cuna Dhalinyarada.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir