Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xarunta Dhimirka ee Magaalada Kismaayo oo ay ka jiraan dad faran oo Looga jira dhimirka ayaa Wasaarada Caafimaadka ee Maamulka Jubbaland waxay wadaa dadaalo lagula Tacalaaya dadka Xanuunka Dhimirka haay iyo in ay sameyn doonta tayeyn dhanka waaxda Caafimaadka ee ka howl gala xaruntaasi.
Dadka la Xanuunsan dhimirka ayaa ah kuwa ku badan Gobolada dalka Soomaaliya waxeyna isuga jiraan kuwa hala Daryeel Caafimaad iyo in La Geeyo Xaruumaha lagula Tacaalo Halka Kuwa Intaasi ka badan ay Wada Joogaan Laamiyada Iyo Goobaha Lagu Daadiya Wasaqda.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir