Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Doodan ayaaa looga hadlay Helitaanka Nidaamka Cadaaladda Bulshada gaar ahaan dadka la takooro kuwa aan awoodin dhaqaale ay Qareen ku qabsadaan marka ay dhibanayaal u yihiin dadka kale si gaar ah Haweenka la kulmo Xafgudub lidi ku ah Sharafkooda iyo Noloshooda
Sheekh Maxamed Abdirahmaan Oo kamid ah Culimada Magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay waxay diinta ka tiri dulmiga loo geysto dadka Nugul iyo sida loo Xalin karo marka ay dhibaatooyinkaas ay dhacaan.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady