Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ganacsatada yar rar Garab raratada loo yaqaan ee Magaalada Byahdabo, kuwaas oo wareejiya dharka iyo agabyo kale ayaa waxaa ay ka hadleen Caqabadaha ay la kulmaan Xilliyada ay ku jiraan Shaqadooda maalin laha ah.
Dadka Garab raratada ah ayaa sheegay in hada uusan jirin wax Ganacsi ah oo wax ka badeli kara Noloshooda Maalin laha ah iyo mida Mustaqbalka ay hiigsanyaan, saas ay tahayna ay ku faanaan Ganacsigooda.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday